Kalimada Cabdisataar Carabow

SOMVA inay noqotay xaruntii ugu horeysay ee hirgalisa Online Training Center, waliba ka hirgalisay Soomaaliya waa wax lagu farxo oo arday badan ay ka faa’ideysan doonaan.

Waxaan dhihi lahaa ragga keenay fikirkaan hawl wanaagsan ayaad qabateen, barnaamijkaan iyo kawa kaloo la mid ah oo bulshada waxtar u leh inaad soo kordhisaan ayaan idinka rajeyneynaa.

Eng A/sataar Arabow Chief Communications Officer at RAED