Learn Dreamweaver CS6 for Dynamic Web Development

0 STUDENTS ENROLLED

    Koorsadaan waxaan ku baran doonnaa oo aan ku arki doonnaa awoodda baaxada weyn ee uu Dreamweaver u leeyahay in lagu develop gareeyo ama lagu dhisho Dynamic Website.

    Waxaan isku xiri doonnaa Dreamweaver iyo Database-keena oo ah MySQL, si aan daatada lagu xareeyo database-ka aan kusoo akhrisano.

    Koorsadaan oo ah koorso aad u xiiso badan ayaa waxaan kusoo koobi doonnaa oo aan ku arki doonnaa sida uu Dreamweaver u fududeynayo in lagu dhiso PHP applications-ka anagoo taaban doonna oo aan ku bari doonna feature kasta ee uu leeyahay Dreamweaver, si loogu dhiso Dynamic Website.

    Course Curriculum

    No curriculum found !

    Course Reviews

    N.A

    ratings
    • 5 stars0
    • 4 stars0
    • 3 stars0
    • 2 stars0
    • 1 stars0

    No Reviews found for this course.