You must be logged in to take this course  →   LOGIN | REGISTER NOW

Designing Website Templates with Artisteer 4.2

5 STUDENTS ENROLLED

Koorsadaan waxaan ku baran doonnaa software-ka loo yaqaano Artisteer, kaasoo ah software kuu ogoloaanaya inaad daqiiqado gudahood aad ku sameyso naqshad website oo dhameystiran, taasoo aad ku bixin karto ama aad ku export gareyn karto qaar ka mid ah CMS-yada loo isticmaalo in lagu dhiso website-yada isagoo template ah sida WordPress, Joomla, Drupal, Blogger, iwm.

Koorsadaan waxay ka kooban tahay in ka badan 25 cashir oo video duuban ah, kaasoo aad degsan (download-gareysan) karto si aad hadhow qaab offline ah ama internet la’aan ah aad u isticmaasho, sidoo kale markad degsato waxaad u isticmaali kartaa qaab xigasho ah si mar hadey wax kuugu adkaadaan aad uga faa’ideysato.

Yaa loogu talagalay koorsadaan?

  • Koorsadaan waxaa loogu talagalay guud ahaan ba arday jecel inay hormariyaan aqoontooda web design-ka.
  • Waxaa sidoo kale koorsadaan ka faa’ideysan kara dadka jecel web development-ga.
  • Sidoo kale waxay koorsadaan anfaceysaa dadka jecel ama dadka ku shaqeeya oo sameeya system development-ga.
  • Cid kastoo jecel inay aqoontooda siyaadsato, laakiin faham guud ka heysata web terminologies-ka.

Maxaa layga baahan yahay si aan u qaato koorsadaan?

Si aad u qaadato koorsadaan waxaa lagaaga baahan yahay:

  1. Inaad iska diiwaan geliso somva.com ama hadaad horey u diiwaan gashaneyd inaad login ku sameyso akoonkaada.
  2. Inaad gujiso ama aad riixdo badhanka ay ku qoran tahay “Start Course” ee ku yaala dhanka midig ee shaashada si aad u qaadato koorsada.
  3. Inaad dhameysato ama ay kaa go’an tahay inaad wada dhameysato koorsadaan si aad wax badan u faa’ideysato.

Course Curriculum

Section 1: Introduction
1.1: Welcome Details FREE 00:01:00
1.2: What is Artisteer? Details FREE 00:02:00
1.3: Where You Can Find Artisteer? Details 00:05:00
Section 2: Artisteer from the Ground up
2.1: Creating New Artisteer Template Details 00:03:00
2.2 Saving the Project Details 00:04:00
2.3: Working with Home Tab Details 00:03:00
2.4: Working with Colors and Fonts Tab Details 00:05:00
2.5 Working with Layout Tab Details 00:11:00
2.6: Working with Content Tab Details 00:12:00
2.7: Working with Background Tab Details 00:03:00
2.8 Working with Sheet Tab Details 00:02:00
2.9: Working with Header Tab Details 00:05:00
2.10 Working with Slider Tab Details 00:04:00
2.11 Working with Menu Tab Details FREE 00:06:00
2.12 Working with Blocks Tab Details 00:05:00
2.13: Working with Vertical Menus Tab Details FREE 00:07:00
2.14: Working with Controls Tab Details 00:05:00
2.15: Working with Footer Tab Details 00:03:00
2.16: Adding Pages and Blog Post to the Template Details 00:05:00
2.17: Working with Edit Tab Details 00:02:00
2.18: Viewing Different Screan Sizes Details 00:02:00
2.19: Previewing our template in Browser Details 00:01:00
Section 3: Exporting Artisteer Project As Template
3.1: Preparing template for Exporting Details 00:04:00
3.2: Exporting as Website Template Details 00:04:00
3.3: Exporting as WordPress Theme Details 00:02:00
Section 4: Conclusion
4.1 Conclusion Details 00:01:00

Course Reviews

N.A

ratings
  • 5 stars0
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0

No Reviews found for this course.