You must be logged in to take this course  →   LOGIN | REGISTER NOW

Building a Simple Contact Form with Bootstrap & PHP

12 STUDENTS ENROLLED

Koorsadaan waxaan ku baran doonnaa sida loo dhiso foomka lays kala soo xiriiro ee loo yaqaano “Contact Forms” kaasoo badanaa aan ku aragno website-yada dynamic-ga ah.

Inta ay socoto koorsadaan, waxaan dhisi doonnaa contact form loo isticmaali karo website kasta ee ku dhisan PHP.

Waxaan ku dhisi doonnaa foomkeena technologies-ka kala ah Bootstrap oo ah CSS Framework & PHP oo iyadana ah Server side scripting language.

Waxaan ku bari doonnaa hanaanka loo maro dhisida contact form-ka si aad ugu darsato code-ka koorsadaan website-kaada ku dhisan Bootstrap & PHP, ama aad kororsato aqoontaada, sidaas daraadeed isku diiwaan geli koorsadaan si aad website-kaada ugu sameyso contact form shaqeenaya ama aad u kororsato xirfadaan.

 

Maxaa leygaga baahan yahay?

  • Kombiyuutar (PC ama MAC)
  • Local Server / Hosting Package with FTP
  • Faham guud oo HTML-ka ah.
  • Faham guud oo Bootstrap ah inkastoo aan sharxi doonno qeybta ku saabsan contact form-ka.
  • Faham guud oo PHP ah

 

Maxaan ka heli doonaa markey ii dhamaato koorsadaan?

  • Xirfada lagu dhiso contact forms-ka PHP
  • Inaad barato sida loogu dhiso foomiska Bootstrap

 

Yaa loogu talagalay koorsadaan?

  • Ardayda jecel inay bartaan sida loo dhiso Contact Forms-ka
  • Dadka web developers-ka ee ay ka maqan tahay xirfadan
  • Ardayda jecel inay kororsadaan xirfad cusub

Course Curriculum

Section 1: Introduction
Welcome FREE 00:01:00
What We Are Going To Build FREE 00:11:00
Prerequisites FREE 00:02:00
Downloading Exercise files 00:00:00
Section 2: Gathering Required Tools
Downloading Bootstrap 00:02:00
Downloading jQuery 00:04:00
Downloading and Installing Notepad++ 00:03:00
Downloading XAMPP 00:03:00
Section 3: Building the User Interface with Bootstrap
Creating Project File Structure 00:03:00
Importing Basic Bootstrap Template 00:06:00
Building Section 00:06:00
Building the Form – Part 1 00:09:00
Building the Form – Part 2 00:10:00
Section 4: Applying Validation to our Form
Applying Validation to our Form 00:20:00
Declaring Local Variables to Store Submitted Data 00:12:00
Checking if there is an Error 00:06:00
Styling Alerts 00:12:00
Applying Sticky Form Fields 00:12:00
Section 5: Sending and Testing Email
Sending Email with Mail function 00:05:00
Setting up Mail Server 00:06:00
Clearing Input Fields 00:06:00
Section 6: Conclusion
Recap What We Have Learned So Far 00:13:00
Good Bye 00:01:00

Course Reviews

5

5
2 ratings
  • 5 stars2
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Koorso Qeyb Cayiman taabaneysa

    5

    Waa koorso aad u fiican oo qeyb cayiman taabaneysa, waxayna ku bareysaa oo kaliya sidaad u baran lahayd sida loo dhiso contact us form-ka, waa koorso aan aad ula dhacay.

  2. Koorso Cajiib ah

    5

    Waa koorso aad u qiimo badan oo aan wax badan ka faa’idey.