You must be logged in to take this course  →   LOGIN | REGISTER NOW

Building a Content Management System with Dreamweaver CS6, PHP & MySQL

22 STUDENTS ENROLLED

Koorsadaan waxaan ku baran doonnaa sida loo dhiso “Content Management System (CMS)” anagoo isticmaali doonna Adobe Dreamweaver CS6, PHP & MySQL, iyo  CKeditor.

Laakiin waxaa laga yaabaa inaad is weydiineyso waa maxay Content Management System?

Content Management System oo loosoo gaabiyo CMS waa online software kaasoo ujeedada ugu weyn ee loo sameeyo ay tahay in lagu fududeeyo xog abuurida (Content Creation) si loogu sahlo dadka aan xitaa IT professional-ka aan ahayn inay si fudud oo dhib la’aan ah ay ku isticmaali karaan website-ka.

CMS-ka badanaa waxay leeyihiin oo ay u kala qeybsamaan marka laga hadlaayo web development-ga labo qeybood oo kala ah:

  1. Qeybta Hore (Frontend) : waa halka dadka website-kaada soo booqanaya ay arki karaan.
  2. Qeybta Dambe (Backend) : waa halka xogta looga soo daabaco website-ka.

Sidoo kale Content Management Systems-ka waxaa lagu yaqaanaa inay fududeeyaan xog abuurida sida in page cusub lagu daro, in page la update gareeyo, iyo in page la tiro maxaa yeelay xogta oo dhan waa mid ku keydsan Database.

 

Maxaan ku baran doonaa koorsadaan?

Waxaad ku baran doontaa koorsadaan intaas aan kor kusoo xusnay oo dhan maadaama ay bud dhig u yihiin CMS-ka.

  • Waxaan dhisi doonnaa Qeybta Dambe ee website-ka (Backend), kaasoo aan ku baran doonno:
    • Sida loo sameeyo Login Form si aan cid walba u gelin qeybtaas.
    • Sida loosoo bandhigo pages-ka abuuran : Displaying List of Pages
    • Sida Page Cusub loogu soo daro : Adding New Page
    • Sida Page abuuran loo update gareeyo ama wax loogu bedelo: Updating Page
    • Sida Page abuuran loo tiro hadaan loo baahneyn: Delete/Remove Page
    • Sida loo Update gareeyo kala horeynta hagayaasha website-ka: Updating Site Navigation Order
    • Sida loo update gareeyo Site Settings-ka: sida in la update gareeyo password-ka lagu soo galo qeybta dambe ee website-ka, sida loo update gareeyo email-ka lagu soo hagaajinayo foomka Contact Us-ka, iyo in la update gareeyo magaca website-ka haddii loo baahdo.
    • Iyo ugu dambayn sida loo sameeyo Logout page.
  • Waxaan dhisi doonnaa Qeybta Hore ee website-ka (Frontend), waxaana ku baran doonnaa:
    • Sida si dynamic ah loogu soo akhriyo hagayaasha website-ka (Navigation Menus).
    • Sida loosoo akhriyo oo loosoo bandhigo pages-ka abuuran iyadoo dynamic ah (Micnaha Database laga soo akhrinaayo).

Intaas waxaa sii dheer inaad ku baran doonto qaabka iyo wadada loo maro sida loo dhiso Simple Content Management System.

 

Yaa loogu talagalay koorsadaan?

Koorsadaan waxaa loogu talagalay guud ahaan dadka jecel web development-ga waliba coding-ka.

  • Dadka jecel PHP-da
  • Dadka jecel Programming-ka
  • Dadka jecel Web Development-ga
  • Dadka jecel inay Dreamweaver ku dhisaan Dynamic Websites.

 

Maxaa layga baahan yahay ka hor inta aanan qaadan koorsadaan?

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taqaano ama aad horey usoo aragtay:

  • HTML & CSS (Waa lagama maarmaan)
  • PHP & MySQL
  • Ama aad soo qaadatay PHP luqad u dhiganta sida ASP.NET, JSP, Java, C#, iwm.

Course Curriculum

Section 1: Introduction
01_01 Welcome FREE 00:02:00
01_02 What We Are Going To Build 00:04:00
01_03 What You Should know 00:04:00
01_04 What is CMS? 00:03:00
01_05 Download Exercise Files 00:00:00
Section 2: Preparing Your Computer for Dynamic Development
02_01 Installing XAMPP 00:04:00
02_02 Importing Template and File Structure 00:03:00
02_03 Creating Database and its Tables 00:08:00
02_04 Defining New Site in Dreamweaver and Preparing for Dynamic Development 00:06:00
02_05 Connecting Dreamweaver with the Database 00:02:00
02_06 Importing Template 00:04:00
02_07 Creating Reusable Template 00:10:00
Section 3: Building Control Panel Login Form
03_01 Creating Login Form 00:05:00
03_02 Applying Login User Server Behavior 00:07:00
03_03 Login failed Page 00:06:00
Section 4: Building Pages Section
04_01 Building List of Pages Page 00:16:00
04_02 Restricting to remove every page 00:04:00
04_03 Building Search Engine Form 00:10:00
04_04 Search SQL Statement 00:08:00
04_05 Applying Sticky Form fields 00:04:00
04_06 Building Remove Page 00:07:00
Section 5: Building Edit Page
05_01 Update Record Form Wizard 00:08:00
05_02 Formatting Update Form 00:06:00
05_03 Applying Form Validation 00:11:00
05_04 Installing CKeditor 00:07:00
05_05 Setting up Redirection Page 00:03:00
Section 6: Building Navigation
06_01 Display Navigation List 00:13:00
06_02 Update Navigation Order 00:15:00
Section 7: Building Add Page
07_01 Creating Form and Adding WYSIWYG 00:17:00
07_02 Insert Record Statement 00:10:00
07_03 Validation and Creating Sticky Form Fields Function 00:20:00
07_04 Confirmation page 00:04:00
Section 8: Updating Site Settings
08_01 Building Site Settings Update Form 00:06:00
08_02 Update Record and Validate Input 00:19:00
08_03 Update Confirmation Page 00:02:00
08_04 Building Logout Page 00:02:00
Section 9: Front-End Development
09_01 Creating Navigation and Content Recordsets 00:06:00
09_02 Displaying Navigation Dynamically 00:10:00
09_03 Displaying Pages Dynamically 00:06:00
09_04 Displaying Active Menus 00:05:00
09_05 Adding Contact form 00:07:00
09_06 Displaying Confirmation Messages 00:05:00
09_07 Displaying Site Title Dynamically 00:04:00
Section 10: Goodbye
10_01 Goodbye 00:01:00

Course Reviews

5

5
1 ratings
  • 5 stars1
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0